Xaalad halis ah oo soo wajahday Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka Somalia

Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamanka Somalia ayaa ku eedeeyey taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Odawaa Yuusuf Raage inuu kala noqday dhammaan ciidankii Ilaalada u ahaa oo ka tirsan Xoogga dalka. Iyagoo la hadlayey Warbaahinta ayey Xildhibaanadu sheegeen inay xaalad amni oo halis ah ku sugan yihiin, isla markaana aysan ka soo bixin guryaha … Continue reading Xaalad halis ah oo soo wajahday Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka Somalia